Gabar Soomaali si fiican u sharxayso sida naasaha loo liso
0
Gabar Soomaali kuu shrxayso hooyada si ay ilmaha u nuujinayso iyo sida ay isaga lisayso caanaha naasaha marka ay bataan waxaan kuu rajaynayaa inaad si fiican u daawato kana faa'idaysato.
dad badan ayaa u baahan inay bartaan sida ay ilmahooda u nuujiyaan siiba naagaha aan wax baranin.