Daawo sawirrada arooska wariye Cabdimaalik Coldoon

Hambalyo hambalyo hambalyo halyay cabdi maalik muuse coldoon iyo oridiisa waxaan leeyay noqda kuwii iskureeya ubad khayrleh kala hela Amiiiiin Amiiiin Amiiiin. 
iyo waliba meher dhaqankii soomaaliyeed dib noo soo xasuusiyay, waxaa aynu arkayaa waa wixii aynu ku samaysanay gacmaheena qurux iyo qiimo badanaa caafimaad badanaa qof ku seexday kuna cunay, waxaan odhan karaa waa wax soosaar fayadhawr ----------?
ku dayasho wacan.



coldoon iyo xaaskiisa
Daawo sawirrada arooska wariye Cabdimaalik Coldoon
Daawo sawirrada arooska wariye Cabdimaalik Coldoon

coldoon meherkiisa

soorta coldoon

wairye coldoon

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post