Homewarar Nin labo mitir iyo bar ah daawo sawirada Friday, September 23, 2016 0 waa wiil 19 jir ah oo aad iyo aad u sii weynaanaya jirkiisa , Dhaqaatiirta way ka daaleen waxey sheegen wiilkaan jirkiisa inuu sii kori doono si aan joogsi laheyn , dhirirkiisa maanta waa 2 mitir iyo bar Tags: warar Facebook Twitter