Surwaal nocan ah waligaa ma aragtay waa model africa laga keenay made in africa ah, surwaalkan waxaa laga xertaa xabadka suunkana shafka baa lagu xiraa waa surwaal hadda dad badan ay bilaabeen inay qaataan, facebook in badan baad ku arkaysaa haddii aad raadiso, waxaa loo yaqaanaa surwaalka afirkaanka.