Labada gabar marka ay isla kulmaan tolow maxay dajiyaan oo baleen ah? raga waa la ogyahay inta badan waxay ka hadlaan mustaqbalka iyo shaqada laakin haweenka maxay ka hadlaan waxaan kaa rabmnaa inaad soo qorto waxa aad u aragto oo fikrad ah halkan ku soo qor