Jacaylka maxaa hallayn kara oo u keeni kara inuu burburo? marka hore ogow jacaylka laba aan isqabin inuu been yahay inta badan kuam dhisna daacadnimo imiisa gabar nin ballaan ka qaaday hadana ka baxay sidoo kale immisa wiil gabar ballan adag siiyay oo naag kale guursaday, marka labada ay yihiin qaangaar ama biyalabood ereyga waan ku jeclahay way fududaystaan waan ku jeclahay erey yar ma aha wuxuu wataa macne weyn, jacaylka waa qofka in daacad loo noqdaa aan dan kale laga rabin keliya in nolosha lala wadaago, jacaylka waxaa halleeya kalsiooni darida beenta kibirka aflagaada waxyaalahaas oo dhan jacaylka.