Dadka sheeganaya inay siman yihiin raga iyo dumarka waxay rabaan naagaha inay ka dhigaan sida raga oo kale, inkastoo taas aysan suurtagal noqon karin caqliga iyo diinta way diidayaan inay naag iyo nin ku sinnaadaan wax walbo runta marka laga hadlo naagta iyo ninka wax badan ayay ku kala duwan yihiin, waxa ku tusinaya ugu fudud inaysan sinnayn maxaa markasta loo dalbanayaan inay sinnaadaan taas waxay tilmaamaysaa inaysan sinnaan jirin, dadka waxmagaratada ah waxay iska dhaadhiciyaan ninka iyo naagta inay hal yihiin, waxaa kaloo jirta ninka iyo naagta marka la leeyahay ma sinna taas macnaheeda ma aha in raga loo baneeyay naagaha inay dulmiyaan oo ay adoomo ka dhigtaan, naagta waxay leedahay ixtiraam weyn

Tags:
warar