Sababta ugu weyn Facebook loo xiro iyo sida loo soo celiyo

Sababta ugu weyn Facebook loo xiro iyo sida loo soo celiyo
Waxaa lagaaga xirayaa marka aad badsato ku darsashada dad kasta oo saaxiib aad ka dhigata waxay kaa shakinayaan inaad dan kale ka leedahay facebook, facebook waxaa ku jira dad badan oo magacooda aan wadan sidaas ay tahay maamulka facebook ma soo saari karo dadka magaca falsaha wata,
marka facebook lagaa xiro waxaa adag sidii loo soo celin lahaa, laakin saan kuu sheegay midda ugu weyn waa qofka dadka ku darsanayan ama group dad badan ku soo darayaa. ama dhanbaal u diraya mar walba dad uuna garanaynin sidoo kale haddi report badan lagaa sameeyo waa lagaa xirayaa.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post