Fanaanka ajakis iyo wariyaha Muno Cumar Xasan oo xamar weyne ku kulmay sawir ayay iska qaadeen daawasho wacan, fanaanka ajakis oo caan ku ah majaajilada dad badan ayaa la dhacsan wuxuu aad caan ugu ahaa filimada hindiga af soomaaliga loo tarjumay aad buu u duubi jiray codka ajakis ayay badankooda ku duuban yihiin.