Gabdhaha jecel in la xambaaro sawiro jadiid ah


Dadkaan waa dad hadda isguursaday oo aroos ah jacayl ayaa ka dhexeeya sida ka muuqata sawirada, laakin waa marka ugu horraysa baan filayaa in nin naag soomaali qaado sida hindida oo kale sidoo kale wasxaa yaab ah gabar ninkeeda dusha ka fuulayso, sawirada waxaa laga soo qaaday dadkan oo ku faraxsan guurkooda.
nin naag qaadayagabar wiil dusha ka saaran


gabar nin qaadaysajacaylka arooska


fiyooraha jacaylkashukaansiga laga soo  tagayfaahfaahinta jacaylkafikirka maanta




Post a Comment (0)
Previous Post Next Post