Siyaasada haweenka iyo midda ragga maxay ku kala duwan tahay ? naagaha ma noqon karaan wasiiro iyo madaxweynayaal? dumarka soomaali ma dhab baa waxa laga sheeko oo ah inay ka fiican yihiin ragga soomaaliyeed? dhibka soomaali waxaa ka dambeeya ragga ma sax baa hadalkan?
guud ahaan aduunka waxa hoggaamaniaya waa rag, marka aad eegto caalamka waxa talinaya waa nin, markaan tusaale u soo qaadano dowladda maraykanka waxaa soo maray 44 madaxweyne hala naag kuma jirto, taas oo keenaysa inaysan naag u rabin xukunka, waxaan kaa rabnaa inaad soo qorto commentiaaga naag xukunka soomaali ma qaban kartaa?
doorashada ayaa soo dhow naag lagu magacaabo faadumo dayid ayaa rabta inay soomaali madaxweyne ka noqoto. fadlan soo qor fikirkaaga.