Nabad-diid waa nolo-diid soomaalina waa qaabkan hadda


Bashbashta maanta dalkayaga ka jira waxaa la rabaa in loo rogo wax dhab ah, soomaali waa dad dhul fiican Ilaahay siiyay waxay kaga faa'idaysan karaan dhulkaas waxyaalo badan haddii ay isku xirmaan oo ay gacmaha isqabsadaan wadaka wuxuu noqon lahaa wax aan la arag weligii, dadka waxaa tirtiray qabiil iyo qurun taasna lagama bixi karohaddii sheekada sidan ay tahay, dowladaha deriska soomaali khyar ulama rabaan, dalna waxaa dhisi kara dadkiisa, maanta adadkeena dibadda ayay ukala yaaceen buuifis iyo leeh ayaa lawada aaday dadkii dibadda tagay isma oranayaan dalkaaga dhis nabad keen







Post a Comment (0)
Previous Post Next Post