Annaga maxaannu isudagaalsan nahay ma ii sheegi kartaa


Saamays weyn ayuu ku yeeshtay dagaalka dunida meel kasta haka socdee, maatada yaa ku baaba'da, siyaasada caalamka ayaa waxay tahay dadka in laysku diro sidii looga iibin lahaa hubka, warshadaha hubka soo saaro oo dhan waxay ka shaqeeyaan inay afrikada isku diraan, dhab ahaantii waxaa laysku diri karaa keliya dadka caqliga yar, maa laysku   diro dadka ku nool dalalkan Japan Hindi China Malaysia Indonesia, dhamaan way wada nool yihiin, mana is dagaalaan dhexdooda, reer gabeedka waxay ka adag yihiin keliya dadka mdooban oo la dhaho Afrikaans, soomaali caqli ahaan afrika ayay ka mid tahay, weji ahaan haka duwanaadaan haddii ay rabaan






Post a Comment (0)
Previous Post Next Post