Leemaha yurub iyo siday kala yihiin warbixin


Jidadka loo soo maro yurub aad bay u badan yihiin, waxaa ka mid ah jidka badda sidoo kale waxaa ka mid ah jidka uu soo dhameeyo mukhalska waxaa kaloo ka mid ah leenka guurka, nin intuu naag yurub jirto iksu mehriyo ama naag inaty nin yurub jiro isku mehriso markaas oo lacag sidaa ku dhiibto si kastaba yurub ayaa la aadayaa waxaa la dhahaa qurbo, dadka meesha tagay sida ay u badan yihiin way ka shallaayaan, lacagta lagu bixiyo leemanka qaarkooda waxay gaaraysaa 20.000 $ doolar labaatan kun wax yar ma aha
 
 

 
 


 
 


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post