Coca cola maxay jirkaaga ku samaysaa halkaan ka arag

Cabitaanka oo dadka aad uga helaan sida la ogyahay maanta waxaa jira shirkado soo saara cabitaanka waayahan, waxaa ka mid ah shirkadaha caanka ah ee soo saara cabitaanka Coca cola , shirkaddan waxaa la sheegaa inay waa hore soo baxday aadna waa looga digaa cabitaankeeda, waxaa la sheegaa inay tahay mid dadka soo jiidata ruuxa caba inay ku noqonayso balwad, waxaa kaloo la sheegaa ilaa iyo hadda lama oga wixii ku jiro, sidoo kale ruuxa badsada inuu kala kulmi doono dhib iyo rafaad xagga caafimaadka.

waxaa la sheegaa marka lagu shubo meel wasakh an inay sida saabuunta oo kale u nadiifiso marka calooshaada maxay ku samayn kartaa.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post