Raga cayrta ku qayila iyo dumarka maxaa ka dhex dhacay

Raga somaliyed iyo hawenka somali, marka si fiican loo dabada galay waxaa soo baxday inay naagaha ka dal jecel yihiin, marka yurub la wada tagay raga somalied hadda waxay ka soo bixi waayeen mas'uuliyadda saarnayd, run ahaantii naagaha ku nool yurub waxay banaanka soo dhigeen ragga badankii oo aan garanaynin wax la dhaho qayilaad, ama jiif ama fadhi ku dirir, haweenka qaar way jiraan oo iygana xun laakin maanta waxaa cad naago badan inay ka roon yihiin raag badan somali ah.






Post a Comment (0)
Previous Post Next Post