Somali new culture v2 dhaqanka hablaha maanta





Caadaadka dadka somaaliyeed aad baa loo yaqaanaa waligeed waxay ahaayeen caado gaar ah siiba xagga labsika laakin hadda gabdhaha waxay bilaabeen inay goono iyo funaad keliya xirtaan, taas oo hadda aad loo faafiyay, sida ay sheegayaan gabdho badan waxay rabaan inay muujiyaan qaabka uu jirkooda u dhisan yahay, dadka muslinka ah, dhaqan waxaa u ah wixii diintooda ay farayso, diintuna waxay hablaha faraysaa xijaab, qaabkan gabadhu inay u labisato ma aha qaab habboon.


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post