![]() |
Madaxweynaha cusub Faadumo dayib |
Gabadhan waxay rabtaa inay soomaali madaxweyne ka noqoto, dal oo rag xukumi la' miyaa naag wax ka qaadi karta? masee oggolaanayaa ragga soomaaliyeed inay naag ka dhigtaan madaxweyne, runti waxaan filayaa arrintaas aad bay u adag tahay, si kastaba naag haddii madaxweyne ay u noqon lahayd soomaali dad badan waxay rabi lahaayeen inay soomaalinimada ka baxaan, waayo naag agtooda kama laha awood ay ku xukunto dal burbursan sida soomaali ah, shacabka soomaaliyeed rag ayay ka maqli waayeen hadal naag miyay ka maqalayaan
Naagtan ma waalan tahay soomali maa ogolaanayso naag madaxweyne
ReplyDeleteaniga ma dooranayo naagtan oo isu mooday inay dal xukumi karto naayaa ilmahaaga tarbiyayso
ReplyDeletewaxaan oran lahaa tan wadan wax kama tarayside Gurigaa iyo caruurtaada ilaasho yaysan kaa dayacmine.
ReplyDelete