Isdilka soomaaliyeed sirta ku jirta waa maxay

Wadaninimada maxaa loola jeedaa ma in la sheegto miyaa mise in laga fikiro sidii dalka loo dhisi lahaa, soomaali badankooda waxay sheegtaan inay wadani yihiin oo ay jecel yihiin dalkooda, laakin taas ma sax baa .

ninyahow waxaan kaa rabnaa inaad noo soo qorto aragtidaada, ha noqonin qof bakhayl ah oo aan rabin dadka inuu u faa'ideeyo.
hal su'aal ayaa ii dhiman soomaalida ma islaam baa??
 su'aashan qofka marka hore wuu la yaabaa laakin marka xaqiiqada laga hadldo dad muslin sheeganaya oo 1991 ilaa iyo hadda is dilaya is dhacaya maxaad dhihi lahayd.










Post a Comment (0)
Previous Post Next Post