Maxaad u guursanaysaa gabar ajnabi adoo u jeeda gabar somaali oo aad u nadaafad badan, waxaan kuu sheegayaa inaadan heli karin gabar soomaaliyeed naag la mid ah, guurka naagaha ajaanibta waxyaalo badan ayaa lagala kulmaa midda ugu weyn waa kala duwanaanta dhaqanka, raaxada guurkuna waxay ku jirtaa in laysku fahmo dhaqanka iyo hidaha waxaa soo galaya cuntada sheekada hadalka raaxada.
dumarka soomaali wax ka nadaafad badan waa la waayay, habeenkii waxay kuu shidayaan uunsi.