Cilladda halkay kaga jirtaa shacabka soomaali

Damaashaadka bulshada ku nool dacalada dunida kala duwan, gaar ahaan markaan  hadalno shabkeena, tlo ahaan maxaa loo la'yahay dowlad fiican oo dalka wax u qaban karta? wadankeena yaa ka dambeeya burburkiisa?
dadkeena soomaaliyeed waxaa la dhihi karaa waa dad haddii ay haysan lahaayeen dal toosan dad wax tar keeni lahaa, maxaase ku dhacay maanta hogaamiyeyaasha soomaaliyeed, runtii waxaa loo baahan yahay in lagu dadaalo dibu dhiska dalka hooyo, waan u jeedanaa meelaha aan ku nool nahay sida ay u dhisan yihiin, maxaa noo diidaya inaan ku dadaalno dhismaha dalka.
abgaalka yeeyfikir jacayl furan


laba naagood halkan joogalaba gacan ii dhiib


faruurta guduudansheekada daadka maanta


hide dhaqansoomaalida

2 Comments

  1. naagaha soomaalida waa qurux kaliya

    ReplyDelete
  2. This is very biutyful in Somali peoples I need to quit person

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post