Damaashaadka bulshada ku nool dacalada dunida kala duwan, gaar ahaan markaan hadalno shabkeena, tlo ahaan maxaa loo la'yahay dowlad fiican oo dalka wax u qaban karta? wadankeena yaa ka dambeeya burburkiisa?
dadkeena soomaaliyeed waxaa la dhihi karaa waa dad haddii ay haysan lahaayeen dal toosan dad wax tar keeni lahaa, maxaase ku dhacay maanta hogaamiyeyaasha soomaaliyeed, runtii waxaa loo baahan yahay in lagu dadaalo dibu dhiska dalka hooyo, waan u jeedanaa meelaha aan ku nool nahay sida ay u dhisan yihiin, maxaa noo diidaya inaan ku dadaalno dhismaha dalka.
naagaha soomaalida waa qurux kaliya
ReplyDeleteThis is very biutyful in Somali peoples I need to quit person
ReplyDelete