Oday somali oo libaax qabanaya

Oday somali oo libaax qabanaya
cabsi ayaad dareemaysaa marka aad u dhowaato boqorka duurka, kaas oo ah libaaxa, runtii ninka waxan uu sameeyay waa wax aad loola yaabo inuu ag tago libaax markaas uu madaxa ka salaaxo ninka libaaxan uu leeyahay waxaa la sheegay arintan inay soomaali ka dhacday, inta badan dadka libaaxa barbaariya aad bay uga digtoonyihiin libaaxa
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post