Sairadan dad badan ayay ka yaabiyeen, taas oo tilmaamaysa wiilka yar inuu isku dayayo aabbihiisa inuu ku daydo, marka ay faafeen sawiradan dad badan ayaa faafiyay, waa wax tilmaamaya wilkaaga inuu ku raacayo haddii aad rabtoinaad si fiican u tarbiyayso ilmahaaga waxaad isku daydaa inaad si fiican wax u tusto haddii kale qof kale ayaa u imaanaya wax kale tusinaya, ilmahaaga sida ugu fiican aad u tarbiyayn karto waainaad adiga ku dhaqaaqdaa falka suuban waayo ilamaha marka ay yarhiniin ayay bilaabaan inay kugu daydaan, kuwan waa wiilasha, gabdhana hooyada ayay raacaan, hooyada waxaa laga rabaa inay iska jirto gabdheeda waayo way kaga daynaysaa wixii ay hooyada samaynayso, waxaad arkaysaa hooyo qaab daran oo gabdheeda ka reebayso wax xun iyadana waxa xun ayay faraha kula jirtaa