Naago badan ayaa sheegay inay tahay waxa ay hamminayaan guur axalaal ah oo khayr qaba ma fiicana in maantoo dhan shukaansi lee lagu jiro shukaansiga badan naagta ayuu dhibaa ninka marka uu gabdha baylax ku helo mustaqbal inuu ka dhigto ma doonayo haddaba ila eega sheekadan