Cabdimaalig coldoon wa nin wariye ah oo aad dadka dhibaataysan wax ugu qabta, waxaa xirtay dowladda soomaali laand (somalilnad) hadda waa la soo daayay marka la xiray internetka aad baa dad badan isugu qabsaday arintaas dad isaga taageeraya iyo dad isaga leh waa in la xiraa, dadka qaarkii waxay sheegeen inay arintaas ay ka dambaysay dowladda itoobiya gabdhahan waxay ka mid ahaayeen dadka taageerayay dowladda somalilnad daawo haddaba hadalka ay ka dhiibteen xariga cabi maalig