Video lala yaabay internetka mukulaal oo ku dhex dhacday berked biyo oo bulac ku jirto waxay weeysay si ay uga soo baxdo way ku riiqatay, kibir waa lagu kufaa oo waa lagu kala jabaa daawo, marka hore daandaansi ayay u tagtay meesha lakin waxay ku noqotay meel iyada jahawareer ku riday