Ummad kasta qaab ayay leedahay oo ay cuntada u samaysato taas oo ah nidaam layska dhexlo, ninka sida ka muuqata waa nin pakistan ama afghaanistaan ah oo dubaya muufada wuxuu ku dubayaa fuusto waad u jeedaa habka uu dabka uga shiday meesha oo markaas uu ku dubayo muufada, sidoo kale muufada aad bay u weyn tahay