Abgaalka siday u difaaceen madaxweyne xasan sheekh maxamuud

juuda xasan sheekh amin
amin narts
Waxa uu sameeyay madaxweynaha soomaaliya mudane xasan sheekh maxamuud waa wax ay soomaalida oo dhan ka xanaaqeen, wuxuu u rukuucay xasan sheekh qabri marka uu tagay magaalada eldarood ee dalka kenya, amin arts xitaa sawir ayuu ka sameeyay, dad badan ayaa arintaas ku gaalaysiiyay xasan sheekh laakin beesha abgaal oo aad u difaacday oo arintaas ku tilmaantay inay tahay siyaasad dadka madaxweynaha weerarayana inay jaahiliin yihiin fikirkaaga ka dhiibo waxa uu sameeyay xasan sheekh
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post