Booliska dalka Masar waxay qabteen nin farshaxanle ah oo raga dabada ka fuula iyo haweenka isagoo iyo gabar ay dhashay walaashiisa iyo nin bisnis man ah iyagoo galmo kooxeed samaynaya xaafad lagu magacaabo muhandisiin, booliska xoog bay ku galeen guriga marka la gaarsiiyay falka dhilanimada meesha ka jiray, sidaas oo kale ninkaas 2001 ayaa la qabtay isagoo haween u tagaya wuxuu qirtay aidis inuu qabo