Gabartaan ninka ka ooysiiyay qof yar ma aha sababta itus



Raga facebook soo gala oo gabdhaha jacaylka ku abuura oo beenta u sheegaya waa inay ka joogaan arintan, gabadhan maskiinta ah oo waxay la oynaysaa nin been u sheegay markuu ku abuuray jacayl , naagaha qalbi jileecsan ayay lee yihiin la mid ma aha ragga, naagaha qalbigooda waa sida cambaha oo kale ha mir keliya ayuu qaadaa, laakin ragga waxay leeyihiin qalbi la mid ah babaayga wuxuu qaada miro badan , yacni naagta hal nin ayay jeclaanaysaa ninkana kun naag waa jeclaan karaa

Previous Post Next Post