Dadka Soomaaliyeed waxaa lagu tilmaamaa inay soo galayaan kaalinta koowaad xagga dhaqashada geela, taariikh ahaan waa la ogyahay, xitaa waxaa jiro beelo geel loogu magac daray sida beesha gaaljecel, gaal waxaa laga wadaa geel, afka raxweynta gaal ayaa lagu magacaabaa geela, sidoo kale naagaha somalida aad bay u xanaanayn jireen geela sawirkan wuxuu tilmaamayaa sida ay somaliga ugu xiran yihiin, haweeney soomaaliyeed oo geela agtooda isku sawirtay, runtii waa sawir qaab qurux badan u soo baxay