Geed afgaanistaan ka baxo

Aduunka waxaa laga helaa geedo kala duwan oo dhalayo miro farabadan, quwo waa macaan kuwo waa dhanaan, geedaha habab badan ayay miraha u dhalaan, geedkan waxaa laga helaa afghanistan waa geed sida ka muuqato yaab badan qaabka uu u baxayo  ayaaba lala yaabaa, Awoodda Alle ayuu tilmaamayaa miraha sida ay ugu kor yaalaan




Post a Comment (0)
Previous Post Next Post