Waxay ka mid tahay Nimco Samriye weriyeyaasha caanka ka ah bulshada soomaaliyeed, waxay soo jeedisaa barnaamijyo TV ah, waxaa lagu tiriyaa dadka caanka ah ee hadda la dhihi karo waxay leeyihiin mustaqbal saxaafad qayb ka mid ah sawirada nimco samriye ninkreeda waxaa lagu magacaabaa Afgaab Guuleed waxay is guursadeen July 23, 2015, boga ay ku leedahay Facbook waa kan
halkaan ka daawo iyadoo waraysanayso xaaska madaxweynaha Somaliland