Filinkan yar somaliga ah wuxuu tilmaamayaa naagaha inay dalbadaan in badan furiin, marka la furana dhulka ayaa la wareeganaya, waxaa soo dirdiro naagaha kale deriska la ah ama naagaha garoobada, waxay rabaan si gurigooda uu u dumo, webka ajakiz wuxuu ka mid yahay webyada cusub oo soomaalida aad u soo galaan maxaayeelay wuxuu ka hadlayaa arimaha bulshada, ajakiz dad badan ayaa la soo xiriira marwalba oo leh, webkiina waan u bognay, waxyaalo farabadan ayaad qortaan, daawo waa sheeko yar qosol hel, video