Naagta Soomaaliyeed oo caanka ku ahayd inaysan cunaynin cuntada kiimikada ayaa ka jawaabayso su'aalo badan oo la soo weydiiyay, naagtan waxay leedahay channel Youtube oo ay ku sharxayso sida loo cuno qudaarta keliya, oona laga heli karo burutiinka laga helo hilibka, naagtan ma cunto kalluun iyo baasto mana cabto caano.
halkaan ka daawo jawaabaha
Waa ku mahadsan tahay abaayo
ReplyDelete