Yasmin marwo la yiraahdo oo sharxayso sida loo daaweeyo baabsiirka, hadalkeeda waxaad kaga faa'idaysan kartaa marka aad dhegeysto, waxay sheegtay baabasiirka in looga hortago biyo badan in la cabbo caloosha in la socodsiiyo, waxaan rajaynayaa inaad daawato, waxay sheegtay in cuntada nafaqada aan lahayn ay keenayso baabasiir, sidoo kale dad badan ayuu hayaa oo soomaali ah iyo dadka kale ee aan soomaalida ahayn, baabasiirka labo nooc ayuu u kala bahaa mid gudaha ah iyo mid banaanka ah, waxaa daran midka banaanka soo baxo, aad buu u dhibayaa qofka markuu saxaranyo daawasho wacan
Bruising may occur around the injection site, occasionally, if the
ReplyDeletevessel is damaged, the patient may receive a "eye"
bruising. Once established, corneal filaments are firmly attached
to the underlying epithelium and the friction between them and
the upper lid results in epithelial tears, pain, and inflammation, leading to further filament formation. He writes open blogs
on various health issues including laser treatments.
my homepage - Botox Zurich - -