Bikaarada inanta da'da dhib ma u geysataa


Gabadha marka ay qaangaarto bigradeeda waa adag tahay, waayo way cusub tahay, marka ay sii weynaanayso ayay sii jilcaysaa, kama hadlayo bigrada toliinka ah, waxaan ula jeedaa bigrada dabiiciga ah, tan oo xiraysa farjiga duleelkiisa, inta badan wax yar ayaa ka furan oo diiga ka soo baxo, farta haddii la geliyo dhaawac ayaa soo gaaraya bikaarada, dhiigga bikrada aad buu nugul yahay, naagta marka ay ku weynaato gabarnimada aad bay u fududahay inay bikrajabto, haddii bahalka afkiisa loo saaro boqa laanka isla markii ayuu ku ordaa, laakin naagta fircooniga loo guday, way tolan tahay, tolmadaas ma jilicdo, waayo toliinka waa meesha faruuraha yaryar oo kintirka booskiisa, la soco inaysan isku mid ahayn gabar iyo garoob, garoob waxaa laga wadaa naagta meesha ka furan, xitaa haddii g
qaabka bigrada ay tahay
Bikaarada iyo da'da
abarnimada afka ay ka sheegato, waayo naagta bahalkeeda dhiibato iyadaa garoob qarsoon iska dhigtay, maskiinkii guursado ayay khasaarisay.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post