Qaybaha biyaha dumarka alaabtooda ka yimaada


Biyaha ka soo baxo dumarka alaabtooda waxay qaybsamaan, sedex biyo  kala duwan, biyaha koowaad: biyo waxay soo baxaan marka gabadha galmo soo xusuusato ama nin ay la sheekaysanayso, biyaha noocaas ah, waa dhacaan jiidmaya oo u eg biyaha la cabo, ama ukunta cadaankeeda dhareerka ah, naago wax badan ayaa ka soo baxo ilaa kastuumadooda ay qoyaan noqoto, naagana waa caadi ma soo dhaafaan farjiga, biyaha waxay fududeeyaan galmada xaaska, biyaha labaad: waa wax cad oo adag inta badan wuxuu soo bahaa marka ay gabadha ay cuncun ka dareemayso laanka, waana biyo caano adkaaday u eg, qaar qurmuun baa laga dareemaa qaarna waa caadi, biyaha seddexaad: naag kasta kama soo baxaan naagaha badanooda gudahooda ma soo dhaafaan, waa yaryihiin naago banaanka u soo tuuro, waa manida ama shahwada haweenka, naago waxaa jira sida kaadida oo kale u soo tuuro, siiba marka si fiican ninka ugu garaacayo guska, macaan xad-dhaaf ayay dareemaysaa markaas ay soo ganaysaaa biyaha, waxaa dhici karta dhowr jeer inay biyabbaxdo.


1 Comments

  1. biayha cad oo dhereerka ah mala daremo markay so baxayaan

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post