Hadaba dad badan waxay ka sheegtaan caatanimo xad dhaaf ah iyagii oo cunaya cunto fiican oona aysan jirin jirro la dhihi karo iyadaa sabab u ah caatanimada, waxaad ogaataa caatanimada xadka ka baxsan waxay keentaa dhibaatootin farabadan oo ay ka mid yihiin
- Cudurka lafaburburka waayo, calcium ku filan ma helayo jirk
- Koriinka qofka oo dib u dhaco, dhererkiisana sii socodo
- Dhiigyari inay ku dhacdo birta jirka ku yaraato awgeed iyo Vitamin B 12
- Timaha inay daataan
- Maqaarka jirka inuu qalayl noqdo
- Dhibaatooyin ilkaha ku dhaco
- Difaaca jirka oo yaraado, oo marka qofka si sahlan jirro ugu dhacdo
- Dhiigga caadada oo dhibaatooyin la soo dirisa, iyo dhalmada inay haweenka ka yaraato
Sidee ku cayilin kartaa jirkaaga?
Waxaa lagaaga baahan yahay inaad ogaato waxyaalaha lagaa rabo inaad samayso, kuwaas oo ah sida soo socda:
- Inaad cunto waxyaalaha aadka u nafaqada badan, sida looska shukulaatada, hilibka, ukunta
- Cabitaanada kala duwan
- Caanaha mac
- Furuudka kala duwan sida mooska iyo timirta sabiibka, ka fogow furuutka biyaha leh, sida qaraha oo kale
- Fuud dufan leh cab
- Saliidaha, sida saliid saytuun, saliid macsaro, saliidda looska, qunbaha, burcadka.
- Si fiican u cun qudaarta sida ansalaatada, yaanyada waaweyn.
Waxaad qaadataa daawo burutiin ah, waxaa ugu fiican Serious Mass daawo la dhaho, waxay wadataa halka mar 50 garaam burutiin ah iyo 1250 calorie
![]() |
Serious Mass |
Ha ilaawin alimiintada
Marka aad cunayso cuntada si fiican u calaanji hana ku daahin.
Waxaa kaloo keeni kara caatanimada jirrada iyo fikirka, hurda la'aanta, iyo galmada xadka ka baxsan, sidoo kale waa layska dhaxlaa, haddii waalidkaaga caato ahaan jiray waa laga yaabaa inaad caato noqoto, laakin sida aan soo sheegnay, waxaa lagu daaweyn karaa caatanimada si sahlan.
Ninka hadduu uu buurto guskiisa ma yaraanaa?
Dad fara badan ayaa waxay sheegaan ninka ragga inuusan u fiicanayn cayilka, maxaa yeelay ninka marka uu buurto bahalkiisa waa gaabanaa, runtii hadalkan giddigiisa sax ma aha laakin wax baa ka jira, kuma xirna ninka bahalkiisa cayilkiisa iyo caatanimadiisa, bahalka ninka waa ku dhashaa, laakin waxaa jirta inta badan qofka marka calool uu keeno bahalkiisa gadaal ayuu u noqonayaa ee ma yaraanayo, sidoo kale waxaa ku adkaanayso galmada qaar inuu sameeyo, sida foorarka oo kale, waxaa is qabanaya naagta dabadeeda iyo calooshiisa ma galin karo cambarka gudihiisa, haddii uu geliyana meel sii dheer ma gaarsiin karo, haddii uu ku kor seexdana caloosha ayaa reebayso, laakin ninka caataha ah geedkiisa banaanka ayuu iska yaallaa, xaaskiisa marka uu u tagayo wax reebayo ma jiro.