Qayl iyo qufacba waa la qarsadaa

dameer yar
Dameer marka qof lagu tilmaamo dhaqanka soomaaliyeed aad buu u xanaaqaa, tolow maxaa keena xanaaqa? sida la ogyahay dameerka waxaa lagu tiriyaa xaywaanka kan ugu caqli yar marka dadka dabaalada ah dameero wax ma dhaamo, dameerka yarna waaba ka sii liitii aabihii hadduu dabaal yahay cunugii maxaad moodaa, dameerka yar af soomaaliga waxaa loo yaqaanaa qayl

1 Comments

  1. dameerka yar ayaan jeclahay runtii waa quruxbadan yahay mahan in la caayo dameerka ajazis

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post