Ma ogtahay dalalka qaarkooda in sambabka laga cuno

Hilibka ariga
Hilibka ariga wuxuu ka mid yahay hilbaha ugu qiimaha badan caalamka, haddii aannu nahay dadka soomaaliyeed waxaannu nahay dad nasiib leh, dalka soomaaliya aad baa looga helaa ariga, sidoo kale geela iyo lo'da, dadka soomaali qaar baan cunin kalluunka siiba dadka ku nool gobollada aadka u shisheeya, xataa dad badan hilibka lo'da way diidaan,  taas waxay tilmaamaysaa dalka soomali in xoolo badan laga helo, dalalka carabta waxaa laga cunaa sambabka iyo guska iyo qooraha xoolaha, soomaali waxaan ma cunaan sanbabka waa la tuuraa, sidoo kale qooraha iyo guska xoolaha iyo wadnaha iyo maskaxda

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post