Siigada dadka maxay ku samaysaa



Marka ay seegadu ku badato qofka waxay ku samaysaa waxyaalahan soo socda :

  1. Daal badan
  2. Dhabar xanuun
  3. Timaha oo daadasho bilaabaan iyo inuu yaraado koritaankooda
  4. Guska oo jilca
  5. Xanuun ku yimaada qooraha iyo inay soo kaduudmaan
  6. Biyabbax degdeg
  7. Aragti aweer indhaha ku yimaada
  8. Buufka hoostiisa xanuun ku soo derisa
  9. Wax qabasho la'aan qof soo waajahda
  10. Walwal
  11. Jirkaaga oo naaqusa

laakin qofka marka uu seegaysanayo marka ay biyaha si daran ugu bataan oo muddo badan sida toddobaadkii hal mar ama bishii dhib uma gaysanayso xagga caafimaadka
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post