Waayahan waxaa soo batay dadka yurub ku nool inay soo aadaan magaalada muqdisho, waxaa la sheegay waxaa ku soo batay xamar makhaayado ay furteen dadka ka yimid USA iyo UK, waxaa u badan dadka ka soo tagay yurubta dumarka dadka soomaaliyeed aad bay u soo naceen dalalka reer galbeedka, naagaha qaar waxay guur ka soo doonanayaan xamar, guurdoon badan nin iyo naag isugu jiranana waxay wada joogaan dalka kenya iyagana yurub wax geeyo ayay raadinayaa, qaarna badda ayay rabaan inay u maraan dalka taliyaaniga