Soomaali marka ay tageen dibadda waxay u kala baxeen labo qolo dad toosay iyo dadka waddada ka leexday, runtii nimco dareen waxaa lagu tiriyaa naagaha fanaanka ah oo heesa, waxay ku nooshahay dibadda waxay ka heestaa aroosyada iyo xafladda dadka soomaaliyeed ay dhigtaan, dhibka jira ayaa wuxuu yahay dirac qaawan ayay qaataan fananiinta oo dhan , inta ay soo hor istaagaan dhalinyarada soomaaliyeed oo hadda soo qaangaaraya ayay hortooda ka heesaan, runtii fanaanadda naasaha inta ay soo muujiso ayay dadka u heestaa, waxaa jira sheeko oo ah fanaanka hunguri ayaa haya marka dhaqanka soomaaliyeed waxaa la rabaa in laga fogeeyo qaabka uu hadda yahay, naagaha fanaanka ah inaysan u noqnon gabdhaha yaryar dadkii ay ku dayan lahaayeen waxaa la mid ah naagtan Fartuun Barimo