Ma taqaanaa kooxda ka soo baxday dalka Kenya oo lagu magacaabo waayaha cusub, waa koox fanaaniin ah, oo ka heesa dalka Kenya gaar ahaan magaaladda Nairobi, qofta caanka ah oo ka heesta waxaa lagu magacaabaa Falis Cabdi, qooxdan waxay ka soo bilaabeen bariga Afrika ilaa iyo yurub ayay tageen, runtii, naagaha fanaaniinta kale Falis way dhaantaa dhanka dharka Farxio Barimo aad ayay isu qaawisaa sidoo kale Nimco Dareen iyada waaba ka sii xag jirtaa naasaha ayay soo bandhigtaa, sawirada Falis ayaa la dhihi karaa way ugu asturan yihiin, marmar waxay qaadataa dirac khafiif ah, saan horay u sheegnay fanaaniinta lacag ayaa u daran meeshii ay lacag ka helayaan ayay aadaan