Waxay ka mid tahay haweenka fanaaniinta soomaaliyeed, oo heesa, xafladaha yurub ayay ka heestaa, waxay ku labistaa dhar qaawan oo ragga soo jiidaya, iyada iyo farxiya fiska iyo falis cabdi aad baa dhalinyarada soomaaliyeed ay u qabsadeen, Fartuun Barimo, ma waxay marsataa daawada laysku cadeeyo taas ilaa iyo hadda lama oga, laakin tinta waxay marisaa daawo guduudisa, heesaha ay qaaddo waxay ka qaaddaa xafladaha soomaalida ay ku qabtaa aroosyada iyo munaasabooyinka kale, sawirada fartuun aad bay ugu faafsan yihiin google, aad bay u raadiyaan da' yarta soomaaliyeed, 2015 aad baa loo raadiyay sidoo kale 2012 , 2013, 2014, sidoo kale aad bay niiko u samaysaa marka ay heesayso, waxaa jira sidoo kale Falis Cabdi
Yaab badnaa
ReplyDelete