Nabraha dumarka jirkooda ka soo yaaca Blisters body



Haweenka qaar jirkooda waxaa ka soo yaaca nabro aad u dhib badan, dumarku way ku kala duwan yihiin nabrahaas, qaar waxay kaga soo bahaan wejiga qaarna kilkilaha qaanka dhabarka, waxaa ugu daran marka ay ka soo baxaan ita u dhexaysa cambarka iyo duleelka dabada, nabarka ka soo baxa meeshaas aad buu u xanuun badan yahay, 

Sababaha keeni kara waa maxay?

waxaa la rabaa marka hore in la baaro sababka keeni kara kasooxaas, sababaha way kala duwanaan karaan, waxaa laga yaabaa in jirka ay soo gasho xasaasiyad ama feeras adag, waxaskha jirka kaalin weyn ayuu ka cayaaraa xanuunkaas, sidoo kale dhexgalka xayawaanada meesha ay ku nool yihiin waxaa kaa soo raaci kara cunun iyo finan kulul

Maxaase lagu daaweynkaraa

waxaad baaraysaa waxa keenay nabarka kaddib daawada loogu talagalay ayaad qaadanaysaa
laakin waxaa aad u muhimsan inaad iska ilaaliso cuntada ku dhibi karta sida ukunta iyo digaaga waayo waxay u keenaan dadka qaarkii xasaasiyad oo keeni karta dhibaato weyn

haddii naagta uu kaga soo baxo faruuraha cambarka galmada aad bay u dhibaysaa kacsiga oo dhanna ayuu ka reebayaa 

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post