Galmada haweenka Soomaalidii hore sidey ahayd



La yaabka raaxada ayaa waxay tahay naagaha hore marka ay rabaan galmo inay ninkooda la sameeyaan waxay ahaan jirtay inay ka xishooto ninkeeda, lagama yaabo inay si toos ah ugu tagto  oo ay jacaylka ay u bandhigto ama rabitaankeeda, xitaa awood uma lahaan jirin ianay shumiso ama ay bahalkiisa qabato, dabcan naagaha way ku kala duwan yihiin dareenka kacsiga, runtii kacsiga waa dareen oo qofka ku abuuran oo aan la qarin karin, waxaa la sheegay naagaha hore marka ay ninkeeda u baahan tahay inuu u galmoodo, waxay ku foofoorarsanaysaa hortiisa waxay iska dhigaysaa qof wax ka lumay mar sariirta hoosteeda inay madax gashato dabadeeda ay xagga ninka soo aaddiso waxay ula jeeddaa inuu kaco markaas uu shaqada bilaabo, haddii uu la dhaco qaabka ay samaysay uu ku kacsado wuu soo qabanayaa sariirta ayuu saarayaa iyadoo maradeeda xiran ayuu hoos ka qaawinayaa naagihii hore kastuumo ma gashan jrin markaas ayuu bahalka gelinayaa marka uu biyabbaxo waana ka tagayaa, iyadana waa iska xishoonaysaa ma dhihi karto kaali waan kuu baahanahay weli
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post