Gabar sawirkeeda self oo qaawan si qalad aabaheeda ugu dirtay


Waxaa la joogaa aakhir zamaan, moobeeladan soo batay ee smart phone ah dhib iyo dheefba way keeneen, Whatsup  iyo Viber iyo Facbook Messenger hablihii ayay qaseen, gabar dhalinyar ah waxay gashay qalad ayna filanaynin aabbaheeda ayay u dirtay sawirkeeda oo qaawan self ah, waxay u malaynaysay inay u dirayso saaxiibkeeda, markii sawirka baxay yaa soo celinkaro hee, aabbhii wuu naxay markuu arkay sawirka gabadhiisa oo dharaaman jirkeeda oo dhan qaawan sida uu sheegay wargayska dalka UK ka soo baxo Mirror markaas aabaheeda wuxuu u qoray inantiisa : (Maku talagashay inaad ii soo dirto sawirkaaga oo qaawan? ma sidaan baad samaysaa marka dugsiga aad joogto?)
aabbaha wuxuu u soo diray gabartiisa taleefan kama qabanin waxay u carartay saaxiibayaasheeda si ay dhibkan uga saaraan, kaddib arinta booliska dalkaas ayaa soo dhexgalay meesha ayaa lagu damiyay sheekada.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post